Finally, SFG adopted a position supporting it's negotiating position on Laascaanood

People who are looking at Laascaanood vs SL issue from Irir and Daarood prospectives don't know politics.
This was my position solely based on the Govt interests. I shared it with the UPD. Well done Hassan and Hamse for being the first Govt hat engaged in SSC politically and economically.
"SFG can strengthen its negotiating position with SL through the Sool uprising and this will make SL give up its position wich will be another victory for Hassan after the war on Al Shabaab, anyways the two of them have something in common but Djibouti has hijacked the issue and reassured SL that Mogadishu will ignore them"

HASSAN SHEIKH STATEMENT IS EXACTLY MY POSITION.





Ugu danbeyn dowladda Soomaaliya mowqifkeeda si sharaf leh ayay u cadeeysay, Wasiir Fiqi oo afka dowladda ku hadlaya oo laga sii daayay Telefeshinka dowladda ayaa yiri

“Dawladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod”.

Waa dowladdii ugu horreysay ee si cad mowqifkeeda SSC u caddeysa.

Rag sida siyaasaddu u shaqeyso aad u fahamsan ayaa diyaariyay war murtiyadeedkii shirkii Laascaano.

Markii aan shalay arkay qodobadii soo baxay ayaam sheegay inaan shaki iiga jirin in dowladdu ku qasbanaan doonto ineey mowqifkeeda caddeyso.

Shacabka SSC waa ineey cadiifadda iska dhaafaan oo ay farsamada dagaalka iyo dibloomaasiyadda gartaan wixii hadda ka danbeeya.
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top