Finally Baladweyne it not at risk of flooding

Al hamdulilah. levees built up to keep the river in it's banks and two diversion dams about 7km one east of the river(Dhagaxjibis) and the other west of river(Warabole) and 3 bridges in Hilikelyo, Dhagajibis and warabole.
The dhagaxjabis dam prevents the waters of the valleys from reaching the river and then joins the river from behind the city also the two dams can reduce the water of the river and now it has been reduced only in the western side waraabole also rejoines the river from behind the city. i have to thank to President Waare who is behind this and PM Rooble for releasing the funds and Gudiga Fatahaada also coordinator DR Yahye and our great Governor Jeyte we are no longer in danger inShallah.





warabole Dam
DhagaxJibis Dam

Coordinator Dr Yahye

dhagaxjibis before

MAANTA & SHALAY Baladweyne Xaafada Dhagaxjabis. Waa Ilaahey Mahadii Roobkii Da'ayey Maalmahaan in uusan ku Fatahin Aaga Xaafadahaas. Wuu Mahadsan yahay Eng Fodey WML/Sama Group Company oo Igala Shaqeeyey Guddiga FTF - Flood Task Force.

Biyahii Roobka waxay ku Shubeen Halkii loo Dhisay ee Albaabka Laga Xiro/laga Furo ayagoo Biyahaa ku Shubay Wabiga. Dhamaan Difaacyadii Flood Defences ee Banaanka (Qooqane ilaa CeelGaal, Helikeliyo, Hoodley, Waraaboole ilaa Gamabrlaawe...ilaa ku Dhowaad Sodon Goobood (River Breakages) oo aan Kasoo Dhisnay Gabion Walls.ka Waa Ilaahey Mahadii in ay inoo Hirgaleen.

Biyaha Roobabka ee Xaafadaha Ku Da'a ee aan Leheeyn Meelo ay Ka Baxaan, oo ay uga Shubaan Wabiga - Yaanan Lagu Qaldin Biyaha Fatahaadaha oo aan Anaga Banaanka Kasoo Xirnay. Maamulka Gobolka Hiiraan, gaar ahaan Duqa Magaalada Mayor.ka Gobolka ayaa Arrintan Qaabilsan. Goor Dhowna Waxaa Loo Sameeyn doonaa Tubooyin Waaweyn oo Biyahaas ku Shuba Wabiga oo Meelo Qaarkood ay u Jiraan Laba Talaabo.

Mahadsanidiin, Guuleysta Dhamaantiin

 

Trending

Top