FGS Goodax Barre iyo PL part two.

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
GAAMMO KA SOO BAXAY DF IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA OO SAAMEYN DOONIN PUNTLAND
Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland, ayaa la xaqiijiyay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin, go’aanno shalay ka soo baxay dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ka dhisan koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo ku saabsan hannaanka qaadista imtixaanaadka shahaadiga ah ee dalka.

Go’aanno wadajir ah, ooTalaadadii Shalay ka soo baxay kulan ay yeesheen wasaaradda Waxbarashada heer Federaal iyo kuwa maamul goboleedyada ka dhisan koonfurta Soomaaliya, waxa ugu muhiimsanaa in dowladda Soomaaliya soo diyaariso imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare (Form Four), halka dowlad goboleedyadana la siiyay in ay diyaariyaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe.

Balse, Xukuumadda Puntland oo ka maqnayd shirkaasi shalay, ayaa la xaqiijiyay in ay si madax-bannaan u qaadan doonto imtixaankeeda Shahaadiga ah, kaasi oo sida qorshaysan loo fariisan doono 30-May 2020, haddii ay saamaxdo duruufta, iyadoo hadba lagu salayn doono heerka uu marayo xanuunka COVID-19.
Dhammaan maadooyinka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland ayaa wakhtigaan diyaarsan, waxaana la dhammaystiray dhammaan hawlaha lagama maarmaanka u ah imtixaanka sida diiwaan-gelinta Ardayda, xarumaha lagu gelayo, macallimiinta ilaalinaysa iyo ID-kaarada Ardayda.

Sidoo kale, Casharradii ka harsanaa sannad-dugsiyeedka, waxay Ardaydu kala socdaan Telefishinnada, kadib markii dowladda Puntland hirgelisay barmaamijkaas, si loo dhammaystiro muqarrarka, maadaama goobihii Waxbaraashada loo xiray ka hortagga faafidda COVID-19.
© PUNTLAND POST

New move, good one Goodaax baaree, but still You will accept PL high School certification.
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Goodax has some serious issue against PL, I am glad he is coming around and felt embarrassed of his actions to sabotage PL student's education, education of students shouldn't be politicized.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Goodax has some serious issue against PL, I am glad he is coming around and felt embarrassed of his actions to sabotage PL student's education, education of students shouldn't be politicized.
The new move is like playing chess with PL. Inshalla everyting will be good.
 

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
The new move is like playing chess with PL. Inshalla everyting will be good.

What guarantee do we have that FGS wouldn't't leak their Turkey curriculum and end up at Bakaara market like before? we can't trust the national exam to these corrupt politicians in Mogadishu.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
What guarantee do we have that FGS wouldn't't leak their Turkey curriculum and end up at Bakaara market like before? we can't trust the national exam to these corrupt politicians in Mogadishu.
I feel new Scandal bigger than leaked exams will occur this year lool.
 
There should be more cooperation and collaboration between states and FG...no need to quabble over petty things i hope we can all agree on that
 

Trending

Top