Federal government petitions to stop the SSA (Special Arrangement) aid groups give to Sland

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
DAWLADA FARMAAJO OO DEEQ-BIXIYAYAASHA KA DALBATAY INAY JOOJIYAAN HAB MACAAMILKA GAARKA AH EE SOMALILAND DEEQAHA LOO SOO MARIYO
April 12, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dawladda Soomaaliye ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa guclo iyo orod ugu jirta inay dalalka deeq bixiyayaasha ah ku qanciso inay joojiyaan hab macaamilka gaarka ah ee loo qoondeeyay in Somaliland si gaar ah loogu siiyo muwaacinooyinka ee loo yaqaano Somaliland Special Arrangement (SSA).



Warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysalwasaarihiisu ay dalalka deeq bixiyayaasha ah ka codsadeen inay joojiyeen habkaas gaar ah ee SSA oo ah in dariiq gaar ah loo mariyo mucaawinooyinka Somaliland. Waxa ay madaxda Soomaaliya sida uu warkani sheegay deeq bixiyayaasha ka codsadeen in haddii uu habkani sii soconayo ay tahay inay iyagu ogolaadaan.

Dalalkan reer galbeedka iyo Midowga Yurub oo uu fadhigodu yahay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ayaan la garanayn go’aanka ay ka qaateen dalabka dawladda Soomaaliya.

Laakiin dawladda Somaliland ayaa maalmo ka hor magaalada Nayrobi u dirtay wefti wasiiro ah oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kulamo la soo yeeshay dalalka deeq bixiyayaasha ah ee lacagaha ku shubi jiray hab macaamilkan gaar u ahaa Somaliland. Ma cadda in wasiiradan Somaliland ay u tageen Nayrobi ka hortagga qorshahan iyo in socdaalkoodu la xidhiidho hawlo kale.

Habkan gaar ah ee ay dalalka deeq bixiyayaashu u dejiyeen Somaliland ayaa waxa uu hirgalay sannadkii 2013 markii uu dalka Belgiium ka qabsoomay shir loogu magac daray New Deal oo lacago loogu yaboohay guud ahaan Soomaalida, kaas oo aanay Somaliland ka qayb gelin.

Dadka siyaasadda falanqeeya ayaa talaabadan dawladda Soomaaliya ku macneeyay cadaawad ka dhalatay heshiiska saddex geesoodka ah ee dekedda Berbera ee dhex maray Somaliland, Dp world iyo Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa mucaaradada ay dawladda Soomaaliya kala hortagtay heshiiska dekedda Berbera wuxuu ku macneeyay in Soomaaliya taagantahay “maxay Somaliland u noolaanaysaa.”



http://salaanmedia.com/?p=195660
 

Bohol

VIP
I am indifferent about this. I don't even think aid money should be trusted with politicians
whether south or north but given directly to the people affected.
 

DRACO

VIP
The federal government is growing stronger politically. They even slapped UAE lol so that is a warning sign.
Yh right, FGS have only gone Backwards under failmajo and will collapse when Amisom leaves due to failmajos incompetence .

HSM was the last hope for Somalia.
 

Bohol

VIP
Yh right, FGS have only gone Backwards under failmajo and will collapse when Amisom leaves due to failmajos incompetence .

HSM was the last hope for Somalia.


HSM was soft on secessionists though and allowed the UAE deal to pass.
 

kaluumayste

Take the Poo to the loo
giphy.gif


Reer jeegaan feeling the heat..time is ticking.
 
Last edited:
I hope President Mohammed reverses this decision. He is not hurting any of the Somaliland politicians with this move. Only the poor will be affected by this horrible decision.
 

BANTU

+op MVLI
You gotta be batshit if you think this will happen :pachah1:

Waa laga yabaa inuu mirqaansan yahay OP maadaama waa nin Isaaq ah :mjlol:
 

Bohol

VIP
You gotta be batshit if you think this will happen :pachah1:

Waa laga yabaa inuu mirqaansan yahay OP maadaama waa nin Isaaq ah :mjlol:


Unfortunately for you it is true, the site itself is owned by Landers. The Federal gov is making big moves nowadays.
 

BANTU

+op MVLI
Unfortunately for you it is true, the site itself is owned by Landers. The Federal gov is making big moves nowadays.
Read my statement, read it again, come up with a conclusion about it's meaning, reread it, compare your conclusion with the words of my statement, then edit your post and kys

calal.jpg
 

Bohol

VIP
@BANTU we can chew together (depending if you are a female). On a serious note though yes it is possible since the federal government is the legitimate government of all Somalia
and has a lot of cards to play.
 

BANTU

+op MVLI
On a serious note though yes it is possible since the federal government is the legitimate government of all Somalia
and has a lot of cards to play.
What? Somalia will ban all Western governments and NGOs from Somalia kkkkkk go ahead
 

Bohol

VIP
What? Somalia will ban all Western governments and NGOs from Somalia kkkkkk go ahead


Who said anything about ban? I guess you can't read Somali. The federal government
will simply work on to scrub the SSA agreement. Once that is out of the window then
all aid groups will have to go through the federal gov.
 

Silky

操你的媽媽
This might backfire on the unionists tho cos SL can spin this as an attack on them and that the FGS hates SL ppl making seccessionism stronger. People are willing to cut of their nose to spite their face, to be poor than be controlled from miles away by people that don't represent them.
:farmajoyaab:
 

BANTU

+op MVLI
Who said anything about ban? I guess you can't read Somali. The federal government
will simply work on to scrub the SSA agreement. Once that is out of the window then
all aid groups will have to go through the federal gov.
They can't scrub the SSA because they didnt create it :mjlol:

They can request it be stopped, which this article is reporting, but the FGS request a lot of stuff to be stopped doesnt make it happen:denzelnigga:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top