Farmajo iyo khyerlow

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
FB_IMG_1581333095179.jpg
3 sano oo safar ah iyo socdaal ah. 3 sano oo muwaaddin dhiibid iyo dhiig miirasho ah. 3 sano oo xasuuq iyo xinjiro dhuuq ah. 3 sano oo timo beerasho ah. 3 sano oo dacaayad ah. 3 sano oo shaqo la’aan iyo shaxaad ah. 3 sano oo maammul isku taagid ah. 3 sano oo tumasho iyo tamashle ah. 3 sano oo hurdo iyo hamaansi ah. 3 sano oo jiif iyo jaqid ah. 3 sano oo lunsasho iyo laaluush ah. 3 sano oo qayliyo qababac ah. 3 sano oo kiis iyo kiish buuxsi ah. 3 sano oo libin sheegasho iyo luggooyo ah. 3 sano oo sicirbarar iyo saxariir ah. 3 sano oo mooge iyo majaro habaabin ah. 3 sano oo faan iyo faakh ah. 3 sano oo suuxsanaan iyo seexasho ah. 3 sano oo dhiig iyo dhabbaqo ah. Saddex oo sano argagax iyo ammaan xumo ah. 3 sano oo jidiinka buuxi ah. 3 sano oo jilid iyo jaahwareerin ah. 3 sano oo sawir iyo saxaafad ah. Farta ha isku fiiqin.
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
FB_IMG_1581334284675.jpg
Haday halka marayso wuxu uga yaraan gubay 100,000,000$ Faaidada ugu yar oo laga sugayey waxay ahayd in uu wadanka uu tago bal xata ugu yaran kala hadlo in ay iso socodka fududeyaan Ma jiro maanta wadan uu somaliga vizaha si fudud ku heli Karo.
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Dagalka waxa ugu xun kan caruuraha iyo guryaha gala goodax bare N&N waxay ku hishiyeen in ay caruurta reer puntland ay qalin ku dulmiyaan amuuska farmajo waa rali ahaansho
FB_IMG_1581334869681.jpg
 
View attachment 938323 sano oo safar ah iyo socdaal ah. 3 sano oo muwaaddin dhiibid iyo dhiig miirasho ah. 3 sano oo xasuuq iyo xinjiro dhuuq ah. 3 sano oo timo beerasho ah. 3 sano oo dacaayad ah. 3 sano oo shaqo la’aan iyo shaxaad ah. 3 sano oo maammul isku taagid ah. 3 sano oo tumasho iyo tamashle ah. 3 sano oo hurdo iyo hamaansi ah. 3 sano oo jiif iyo jaqid ah. 3 sano oo lunsasho iyo laaluush ah. 3 sano oo qayliyo qababac ah. 3 sano oo kiis iyo kiish buuxsi ah. 3 sano oo libin sheegasho iyo luggooyo ah. 3 sano oo sicirbarar iyo saxariir ah. 3 sano oo mooge iyo majaro habaabin ah. 3 sano oo faan iyo faakh ah. 3 sano oo suuxsanaan iyo seexasho ah. 3 sano oo dhiig iyo dhabbaqo ah. Saddex oo sano argagax iyo ammaan xumo ah. 3 sano oo jidiinka buuxi ah. 3 sano oo jilid iyo jaahwareerin ah. 3 sano oo sawir iyo saxaafad ah. Farta ha isku fiiqin.

:russ:

That was funny as f*ck

For all who opposed laakiin it has been 3 sano of Silac iyo Saxaro :yloezpe:

Is adkeeya akhyarta isku deya in aad xaarka ceshataan
 

Trending

Top