F off Criminal Kulane jiis kkkk

Waryaa muslim ah oo naga qabta Mx oo nagu qaraababaya maadama aysan laheen awood goboleed 🤣🤣

Madaxweyne Xassan Gedo ma tagin laakin Baladweyne uu tagey ayagoo leh dhawaan u fiirsada

Wafdi dawlada ayaa Baladweyne u socda wararkii hirshabelle hiiraan iyo Jeyte aa laga qaadey waa laga saaray warbaahinta dawlada sheekada hiiraan state ay maree soo noqda aa lagu baryooyaa Jeyte 🤣🤣

Screenshot_20230625-200716.jpg

Screenshot_20230625-195840.jpg

Screenshot_20230625-195747.jpg
Screenshot_20230625-195840.jpg
Screenshot_20230625-195747.jpg
 

Trending

Top