Eid Mubarak from Hargeisa, Somalia

Status
Not open for further replies.

BankaTuyo

حيران
Here are a few shots from downtown Hargeisa buzzing with eid spirit.

CPmvKCLWUAMWECA.jpg
CPmvLAeWgAAJut-.jpg
CPmvLyuWIAMPgnf.jpg
Dfmb1fpXUAAh_vq.jpg
DfqwQdlXkAMcj8I.jpg

CPmvLAeWgAAJut-.jpg
 
BankaTuyo

حيران
Eid Mubaarak to all my Jeegaan people. May Jeegaanland and Muse Local prosper in shaa Allah!

why should you localize an occasion so blessed, and grandiose it is for the entire ummah.? any topic is subject to banter and sectarianism but not Eid. take that back bakhaylyahow.
 
AarHawd_7

North-West, London
why should you localize an occasion so blessed, and grandiose it is for the entire ummah.? any topic is subject to banter and sectarianism but not Eid. take that back bakhaylyahow.

Maxaa ku helay ninyow cayda waa maxay? Mise salaanta Muse Local ayaad ka cadhootay? u yara kaadi indr
 
BankaTuyo

حيران
Maxaa ku helay ninyow cayda waa maxay? Mise salaanta Muse Local ayaad ka cadhootay?

Bakhayl cay ma'aha balse waa kaftan, muusana waxaad jeceshahay ayaad ku sheegi kartaa, local/governor/president/warlord. laakiin ciida iyo hambalyadeeda hasoo koobin, waa maalin balaadhan oo qiimo dheeraad ah leh, waxa haboon inaad kaga baxdo Ciid wanaagsan. hhhhh
 
Gob baad tahay indaadeer, xaal qaado indr kaftankayga wuu yara fogaaday.

Eid Mubarak to all Somali people round the globe
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top