Madaxweyne oo beri u anba baxaya Jabuti
POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 17, 2020
ShareTweet
Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Deni maalinka beri subax ah,waxuu u anba baxayaa Dalka Jamhuuriyada Jabuti oo uu casuumad rasmi ah ka helay..
Sida la filayo,waxuu la kulmi doonaa Madaxweynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Xiriirka Jabuti iyo Puntland,ayaa ah mid heerkiisu sareeyo.
Jibril Qoobey.