Dahir Alasow says PM Rooble will resign
Galmudug-State VIP Apr 15, 2021 #3 I think this might be because of sanctions from the IC. Rooble oo u mahadnaqay Beesha Caalamka inaysan ku darin liiska qas-wadayaasha; beddelkeedana, uu is casilo! Sida la wada ogyahay waxaa Beesha Caalamku ku dareen liiska qas-wadayaasha nimankan: 1- Farmaajo 2- Mursal 3- Muuddeey 4- Cawad Maaddaama aan Rooble lagu darin liiskaas buu isna is gartay inuu iska fogeeyo qas-wadayaasha oo iscasilo! Sidoo kale, Allaah ku mahadsane, waxaa Rooble ku dadaaley inaan maleeshiyaadka F&F ka bilaabin Xamar dagaal sokeeye iyagoo weeraraya Saadaq-john. Xamar waa nabad! Saan idiin sheegneynna xukuumadda xil-gaarsiintu wey iscasileysaa saacadaha soo socda haddii Allaah idmo!
I think this might be because of sanctions from the IC. Rooble oo u mahadnaqay Beesha Caalamka inaysan ku darin liiska qas-wadayaasha; beddelkeedana, uu is casilo! Sida la wada ogyahay waxaa Beesha Caalamku ku dareen liiska qas-wadayaasha nimankan: 1- Farmaajo 2- Mursal 3- Muuddeey 4- Cawad Maaddaama aan Rooble lagu darin liiskaas buu isna is gartay inuu iska fogeeyo qas-wadayaasha oo iscasilo! Sidoo kale, Allaah ku mahadsane, waxaa Rooble ku dadaaley inaan maleeshiyaadka F&F ka bilaabin Xamar dagaal sokeeye iyagoo weeraraya Saadaq-john. Xamar waa nabad! Saan idiin sheegneynna xukuumadda xil-gaarsiintu wey iscasileysaa saacadaha soo socda haddii Allaah idmo!