DAESH KILL MILITARY COMMANDER OF BOSAASO AIRPORT

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Allaha Unaxariistee Waxaa Goordhow Lagu dilay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Boosaso Taliyihii Ciidanka Ariboorka Ee Boosaso,

Marxuumka Ladilay ayaa Lagu magacaabi Jiray Xasan Shire Amaan Waxaanna Dilkiisa Geystay Askari Katirsanaa Ciidamadda ilaaladda Garoonka,

Garoonka Boosaso ayaa waxaa ka socda Dhisme Balaaran Kaas oo lagu dayactirayo Garoonka iyo Balaarin lagu sameynayo,

Ururka loo yaqaana ee Daacish ayeey codsadeen inay ka dambaysa falkan wararka la soco
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top