Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta gacanta ku dhigay deegaano kooxda argagaxisada AS ay ku dhibaateen jireen shacabka abagbeeday dudumaale buulo-kojoor Ceelgaras iyo deegano kale hoos yimaada magaalada Xudur.
Howlgalka Ciidamada waxa hogaaminayey Saraakiisha guutada 9-aad ugu horeeyo Abaandulaha guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS Ee Gobolka Bakool G/lle Yoonis Adan Xasan.