Ciidamada Xooga dalka oo gacanta Ku dhigay deegaanada Abag Beeday iyo Buulo - kujoor oo hoos yimaada degmadda Xuddur KGS

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
FB_IMG_1698850095778.jpg
FB_IMG_1698850085277.jpg
FB_IMG_1698850078319.jpg
FB_IMG_1698850064934.jpg
FB_IMG_1698850067975.jpg
FB_IMG_1698850071571.jpg
FB_IMG_1698850071571.jpg
FB_IMG_1698850074438.jpg
FB_IMG_1698850061973.jpg
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta gacanta ku dhigay deegaano kooxda argagaxisada AS ay ku dhibaateen jireen shacabka abagbeeday dudumaale buulo-kojoor Ceelgaras iyo deegano kale hoos yimaada magaalada Xudur.

Howlgalka Ciidamada waxa hogaaminayey Saraakiisha guutada 9-aad ugu horeeyo Abaandulaha guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS Ee Gobolka Bakool G/lle Yoonis Adan Xasan.
 
Top