Ciid Wanaagsan

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Waxaan dhamaantin idin wada rajaynaya ciid wanaagsan

Alle SWT hanaga aqbalo cibadadeena

May Allah grant you and your families a blessed eid ul adha

Ameen

DlGAC9nXsAAKkl_.jpg
 

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Sheekhow,
Salaadii ciida 5 takbiir baan aqriyay, saladeyda ciid ma aqbal baa?

ACS walaal

Waad mahadsantahay laakin aqoontayda xagga diinta wa mid kooban ruunti, sheekh iyo waxa la mid ah manaan garin

Imaamka masjidka 5 takbiir miyu akhriyay mise ?aniga salaada ciida 6 takbiir ayaan akhriyey sababta ah, imaamka iyo musliminta inta ugu badan masjidka isticmaala waa xanafi . Madhab koodana waxay akhriyaan 6 takbir, waxaa dhici karta qarkood in ay iska akhriyan 5 laakin ma hubi ruunti.


Madhabka Maalikiyada : 11 takbiir
Madhabka Hanbaliga : 11 takbiir
Madhabka Shaficiyada : 12 takbiir
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top