Ceyr HG complaining from Hassan Sh kkk

Warkaan waa war walaal waana culusyahay, waxaan rajeynayaa ineey si buuxda u dhuuxaan dhammaan inta ay ku socoto lagana garaabo.

Anigu waxaan la hadlayaa Madaxweyne Xasan Shiikh, waxaanan leeyahay;

Madaxweynoow shacabkaaga isku wado, runta u soo dhaadhac, sheedana haka eegan dulmiga Musharaxa Galmudug Mr. Koofi loola bareeray oo aan dhammaanteen oo adiguba ugu horreeyso aan wada ognahay ujeedada ka dambeeysa haddii aadan sidaas yeelin ninkaasi kama dhallan dad la rarto ee wuxuu ka dhashay dad dakanadooda laga duceeysto ee intaan Note ku qoro.

Dadka uu Koofi ka dhashay waxaan leeyahay " Koofi in la xiro lama rabo ee IN LA DILO ayaa la rabaa sharafkiinnu yaanu gorgortan gelin ee Madacweynihiinna soo socda difaacda.

Agaasimaha NISA waxaan leeyahay;

Shalay waxaad soo muuqatay adiga oo sheegaya inaad hiil u muujinaya Saadaq John oo Shiikole ku jira, maanta waxaa hiil kaaga baahan walaalkaa habeen kaaga sokeeya Sadaq waana Dr. Koofi, marka koowaad isberi-yeel sidii aan aniguba iskaga beri-yeelay weerarkii gardarada ahaa ee lagu qaaday walaalkeen Abdirahman Abdishakur, intaas kadib, hiilka Koofi iyo hagardaamadiisa mid u bareer dhaqan dhuumasho isir umeeynan laheyne.

Xildhibaannada Ceyr, Abdisamad Macalin Maxamuud, Abdihakin iyo Abdirahman Abdishakur waxaan leeyahay dadkii shalay idiin hiiliyay (oonan anigu ku jirin) balse Koofi ka mid ahaa maanta hiilkoodii deynta ahaa ayay idinka sugayaa ee u celiya.

Xildhibaanka abtigeey ah isaga kalifimaayo oo waxba halkan kama oranayo ee waan salaamayaa Uun.


Cayrow shalay cabdiraxman cabdi shakuur ayaa hortena laku sumcad dilay o tuugnimo aan jirin dusha laka saaray si mustaqbalkisa mugdi lo giliyo,

Maanta koofi o ah nin waxbartay waliba qaatay shahaadada pHD o rabay inuu u tartamo madaxweynaha galmudug ayaa isla sidii shalay cabdiraxman la yelay lala damacsan yahay.

Maxaa nala gudboon mar hadii haldooradena midba maalin la sumcad dilayo waliba umadda laka gadayo/iibinayo inuu tuug yahay nama qabato midaas aan baraarugno aan wax fahano,

war hooy hurdada ka kaca wax fahma maanta malin aan aheyn ayaad indhaha cadeyn doontaan idinka ayaa leskin adeegsadaa o is cunaya dadka kale wa dad is ilaashta

 
Last edited:

Hassan Garguute Buldanana

#Puntlandfirst. #PIM
VIP
Typical Averghedir, waa isku caqli. Big Farmaajo mucarads turned into Hawiye CBB when it benefited them. Now all over sudden crying and threatening when couple of tuugo are caught. Corruption is a Somali problem and should be fought like the war on the khawarij. Kudos to HSM if this dacaad. Any tuugo should be arrested and embarrassed regardless of his qabil.
 

Trending

Latest posts

Top