Ceelbaraf Deputy DC explains how we cut their supply routes and that Ceelbaraf is besieged from both sides kkk

Every day their own Abgaal officials confirm my map 🤣🤣

This guy who is gudoomiye ku xigeenka ceeobaraf macluumaad badan ayuu bixiyay sida dhulkooda looga heesto ilaa xataa askartoodii laga buriyay Quraxaare oo ka socdey dhismaha wadada ceelbaraf-Adan Yabaal halkaas ooy companyga dhisaya ilaalinayeen hada waa warkiisa maaha keyga. Sharanshuurka meeshaana wuxuu lahaa anaga ayaa xalfooley u socona kkkkk

Wuxuu yiri waxay Xawaadle qaateen dhulbeereedkii Diinlow, Iji iyo Calaag si marka khudaartooda wado ugu helaan waxay rabaan inay isku xiraan Calaag iyo Xalfooley through Ceelbaraf iyo qurax Xaare. Macnaha maaha suuqa hiiraan oo u furan dhanka jalalaqsi ee waa suuqa Aadan yabaal ilaa galgaduud 🤣🤣

"Xalfooley ilaa adan yabaal jidka u dhaxeeya waxaa heesta Xawaadle 7 bilood" wadada bariga Xalfooley dhan waa heesanaa ooy raban inay markale dhisaan ku feero jaba canshuur aa ku mari doontaan🤣🤣

Laangaabta agoonyar een xoognay intaan ka badan idhoadeeg wax idiin ma tarayo gudoomiyihiina ayaa qiray orda ooya oo albaabka isku soo xira.


Abgaal lands they lost to Xawaadle so far; diinlow, iji, calaag, xalfooley, mureyste, bood of budbud(Galgaduud)
Invaded Qurax xaare wich is a war zone now.


Qorax xaare kadib calankii cadaa ay taageen shariifoow naga soo gaar ayagoo leh meesha ma waxey moodeen abgaal vs Abgaal shariif yuu matalaa 🤣🤣

Screenshot_20230807-141538.jpg


Screenshot_20230807-135232.jpg

Screenshot_20230807-140726.jpg


Shariifow habartiis kuma dhscdo iji iyo caloog xoog ku raadso 🤣

Screenshot_20230807-140635.jpg


Screenshot_20230807-133539.jpg
Screenshot_20230807-133526.png


 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top