cawaanta amiinsanayd inay onlf dhimatay soo gala

Status
Not open for further replies.

Nomad2054

There is nothing permanent except change.
Waxaa Sii Toos Ah Oga Furmay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya Shirkii Wada Xaajodka Ee U Dhaxeeyay Dowlada Ethiopia Iyo Ururka ONLf

Dhanka Dowlada Ethiopia Waxaa Hogaaminaya Madaxwaynaha Ddsi
1.Mudane Abdi Mohamoud Omar
2.General Gabre Dilla
3.General Damise
4.General Gabre

Sido Kale Dhanka ONLF Waxaa Hogaaminaya

1.Abdirahman Mahdi (Arimaha Dibada)
2.Ahmed Yasin Dhiraane
3.Cibaado Hirsi Mahad
4.Sulub Abdi Ahmed

Dhanka Dowlada Kenya Oo Ah Mida Dhigtay Gogosha Wada Hadalka Waxaa Ka Socoda

1. Senator Yusuuf Haji
2. Governor Ali Bunow
3.PM Yusuf Hassan Indha Gamuun

iyo sido kale mudane mudane shekh ibrahim oo gob jog ka ah


27867084_1553399491425607_7167402290224520911_n.jpg





27655429_1553399681425588_8423959974148885632_n.jpg



27749795_732694036940909_4410629158472791428_n.jpg



27656953_732693703607609_4642800300253814680_n.jpg
27655008_732693816940931_6283279655857478144_n.jpg
27655025_732693933607586_2810151487210949452_n.jpg
 
good news - baryo ku ma imaanin- dhiiga iyo halgan oo loo galey ayey ku timid-
International community pressure- Human right organisation
and good work by the somalida kenya siyaasiin doing tremendous amount work behind the door.
Also the Internal political crises, ethnic tension, -SFG going forward -and it's different from the previous administration.
Nile dam other - geo-political issues,(egypt,turkey,sudan,eritrea,UAE, saudi arabia,)
The export of gas from 2019 from Somali region by china poly group company .
The AU headquarter is based in Ethiopia, and they want to be seen progressive and a good African role model country, and to attract FDI.

The last talk (2012) failed due Abdi iley- has attached condition on the talk, that ONLF has to recognize the Ethopian constitution before the talk could go ahead.


This time is different they want to talk.
https://www.bloomberg.com/news/arti...rt-ethiopia-gas-exports-by-2019-minister-says
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.
Top