Cali Daacuun oo ay wehliyaan xubno ka mid ah qaraabada Farmaajo ayaa ka soo guuray Hotel Jazeera

242384583_4994047583945123_2717423190029552421_n.jpg


Cali Daacuun oo ay wehliyaan xubno ka mid ah qaraabada Farmaajo ayaa ka soo guuray Hotel Jazeera oo ay deganayeen mudo ku dhaw 5sano.Hotel Jazeera waa Hotel Qaali ah oo ku yaala meel amaan ah.Waxa ayna soo dageen Hotel Xaawo Taako oo Qiimo ahaan ka raqiisan Hotel Jazeera.Hotel Xaawo Taako Qiimihiisa aad ayuu u hoseeya marka loo eego Hotel Jazeera.
Arintaan ayaa timid kadib markii R.Wasaare Rooble uu joojiyay lacagihii lasiin jiray Taagerayasha Farmaajo oo iskugu jiray Lacgo toos ah iyo in laga bixiyo qarashaadka Hotelka.
Hadii R.Wasaare Rooble uu ku sii wado Cunaqabataynta waxaa macquul ah in Cali Daacuun iyo kuwa la midka ah in ay guryo ka ijaartaan agagaarka Madaxtooyada.
Ama Isaga laabtaan halkii markii horeba ay kasoo xoomeen.
Canshuurta Muqdisho 5 sano waa lagu soo raaxeestay.Balse masii socon doonto In Canshuurta reer Muqdisho goowsaha lasaarto misna lagusoo daaco qurmo Isla ehelka magaladan.
 

Trending

Top