Bohol
VIP
Several soldiers also wounded.
WAR DEGDEG AH:- "
Cidaankii Cornayl Caare Oo Hawshoodii Ka Bilaabay Gudaha Hargeisa isla Caawa
Waxaa uu hada taliyaha ciidanka booliska sareeye gaas c/laahi fadal iimaan uu faahfaahin ka bixiyay budhcad hubaysan oo caawa fiidkii afduubay gaadhi xaamuul ah sida Alaabooyin Kala Duwan Oo ay leedahay mid kamida shirkadaha waawayn ee reer soomaliland.
Goobta lagu soo qabtay, iska caabin budhcadaasi samaysay, in khasaare ka dhashay iyo inkale, shirkada lahayd gaadhigaa xamuulka ah, alaabta uu siday noocay ahayd, iyo magaca hogaamiyihii budhcadaasi, dhamaanba qodobadaasi oo faahfaahsan waxaad ku maqli doontaan wararka warbaahinta qaranka somaliland hadii allr qadaro.
Waliba sida wararka dheeradka ahi ay sheegayan dhawaaca waa jiraa Alle ha sahlo amaankii Somaaliland Faraha ayuu ka sii baxayaa Baaburtu waaba sahalo nafo Nool Nool in la afduubtaa way iman doontaa hadii dalka sidan lagu wado laga dayn waayo meel dheer ayay tagi doontaa.