Good masha Allah
Good job to wasiir Xayir Maareeyee
Made in Burco
Sharaf bay inoo tahay wax Burco lagu soo sameeyay inaan ku aragno, magaalo kasta iyo tuulo kasta oo Soomaaliyeed. Iminka waxay u dhoofiyaan, Djibouti, Jigjiga, Puntland, and Now Mogadishu
Wax soo saarku goboada ayuu kala horumariyaa, oo dhaqaalaha ayuu gobolba gobolka uu ka wax soo saar badan yahay, ka dhaqaale bataa.