""
Apparently the Somali government rejected the deal to have a UAE base in Somaliland, saying the federal government hasn't discussed anything with UAE so making the Parliament vote in Somaliland completely meaningless.
""
(DHGEEYSO):- Dowladda Soomaaliya:- “Waa Sharci Darro Heshiiska Soomaaliland Iyo Imaaraadku ay Galeen” – Radio Dalsan FM 91.5 MHz | Warar Sugan | Somalia News
(DHGEEYSO):- Dowladda Soomaaliya:- “Waa Sharci Darro Heshiiska Soomaaliland Iyo Imaaraadku Ay Galeen”
[COLOR=rgba(0, 0, 0, 0.439216)]
By Reporter [COLOR=rgba(0, 0, 0, 0.439216)]On Feb 14, 2017[/COLOR][/COLOR]
Dowladda federaalka soomaaliya ayaa ka hortimid heeshiiska uu maamulka soomaaliland dhawaan lagalay dowlada imaaraadka carabta ee ku aadanaa ogolaanshaha saldhig milatari ay ka sameysaneyso magaalada Berbera dowladda imaaraadka waxaana heshiiskaasi dowlada federaalku ay ku tilmaamtay sharci darro.
Hanti dhowraha qaranka Dr Nuur Jimcaale Faarax oo la hadlay laanta af-ka soomaaliga ee VOA-da aya kawaramay heeshiiskaasi waxaana uu sheegay inuu soo bilaawaday sanadkii hore balse madaxda maamulka soomaaliland ay ku saxiixeen toddobaadkaan sifo aan ku fadhin wax shraci ah waxaana uu ka horyimid gabi ahaan heshiiskaas oo uu sheegay inuu yahay qalad islamarkaana shaqsiyaad gaar ah ay saxiixeen oo danahooda ku wada heshiiska oo an fiirin buu yiri danta dadka iyo Dalka.

Last edited: