Breaking news: Sheekh Abu Mukthaar forgiven by US surrenders too Farmaajo

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay war lama filaan ah kaas oo wadaadka Mukhtaar Roobow Abu Mansoor looga saarayo liiska dadka sida weyn loo doonayo.

Arintaan ayaa ka dambeysay kadib markii Mukhtaar Roobow uu xili hore ka baxay garabka dagaalama ee kooxda AlShabaab, waxaana la rumeysan yahay inuu haatan ku sugan yahay deegaano la ogyahay ee ku yaal Bay iyo Bakool.

Si kastaba, magaaladda Baydhabo waxaa ka soconaya qaban qaabo la filayo in lagu soo dhaweeyo Mansuur Roobow oo doonaya inuu dowladda Soomaaliya isku soo dhiibo.

RIIX HALKAN: DAAWO QABAN QAABADDA SOCOTA & SABABTA UU ROOBOW UGU JAWAABAY CODSIGII MD FARMAAJO.

 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top