Breaking news on Somali gender wars

Status
Not open for further replies.
images

War Deg-deg Ah, Oo iminka inaga soo gaarayay website ka Somali spot ayaa waxa uu sheegayaa in maqribnimadi caawa halkaasi ka dhacay dagala ubadan dhinaca duqeymaha kaasi oo udhaxeeyo Ciidamada ragga sharafta somaliyeed iyo Kooxaha Mucaaradka ee nagaha oo la baxay new age shuun dheer.

Dagaalkani oo ka dhacay Xaafado katirsan Degmooyinka isii sisinta, naaso hablood iyo jiijo ayaa waxa mas’uuliyadiisa sheegtay Xarakada nagaha new age shuun dheer oo sheegatay dagaalki caawa in ay guulo ka gaartay.

Majirto hadal kasoo baxay saraakiisha cidamada ragga sharafta somaliyeed wallow ay jiraan qasaaro soo gaaray dadka rayidka ah kadib madaafiic aan loo meel dayin ku dhacday Guryo ay degan yihiin Dad rayid ah...

Waxa aad u adag in la ogaado qasaaraha dhabta ah ee dadka rayidka soo gaaray bacdamaa lagu jiro xili gabalka dhacay balse xiriiro aan la sameeyay howlwadeenada Isbitaalka Keysaney ayaa inoo sheegay in ay aad ugu mashquulsan yihiin dhaawacyada dadka kusoo wax yeeloobay Madaafiic kusoo dhacday xaafadahooda
 
Samaalic Era

QurboExit

:drakelaugh::dead:
 
they also said winning after blasting heavy artillary on men's trenches who fled when they couldnt take any longer.
they will have a big party at Naso Hablood hotel tonite and the men will have no choice but will be taken on leash to women's rooms,they call the men the war booty.
 
images

War Deg-deg Ah, Oo iminka inaga soo gaarayay website ka Somali spot ayaa waxa uu sheegayaa in maqribnimadi caawa halkaasi ka dhacay dagala ubadan dhinaca duqeymaha kaasi oo udhaxeeyo Ciidamada ragga sharafta somaliyeed iyo Kooxaha Mucaaradka ee nagaha oo la baxay new age shuun dheer.

Dagaalkani oo ka dhacay Xaafado katirsan Degmooyinka isii sisinta, naaso hablood iyo jiijo ayaa waxa mas’uuliyadiisa sheegtay Xarakada nagaha new age shuun dheer oo sheegatay dagaalki caawa in ay guulo ka gaartay.

Majirto hadal kasoo baxay saraakiisha cidamada ragga sharafta somaliyeed wallow ay jiraan qasaaro soo gaaray dadka rayidka ah kadib madaafiic aan loo meel dayin ku dhacday Guryo ay degan yihiin Dad rayid ah...

Waxa aad u adag in la ogaado qasaaraha dhabta ah ee dadka rayidka soo gaaray bacdamaa lagu jiro xili gabalka dhacay balse xiriiro aan la sameeyay howlwadeenada Isbitaalka Keysaney ayaa inoo sheegay in ay aad ugu mashquulsan yihiin dhaawacyada dadka kusoo wax yeeloobay Madaafiic kusoo dhacday xaafadahooda

"Dagaalkani oo ka dhacay Xaafado katirsan Degmooyinka isii sisinta, naaso hablood iyo jiijo"

:chrisfreshhah::drakelaugh::russ:
 
A top rebel leader and head of the most powerful insurgent group in the eastern suburbs of naaso hablood was killed in an aerial raid that targeted the group’s headquarters, rebel sources and the ragga sharafta somaliyeed army said on Friday

The death of Mr AussieHustler , 44, head of the pro feminism rebel group called we love to cook & clean , is a big blow to rebel control of the rural eastern suburban area known as naaso hablood, the rebels said.

Defense experts say the disarray among the rebel forces could also consolidate ragga sharafta somaliyeed's army control over the rest of the area.

A rebel source said the group had chosen one of their top military commanders, Mr Mercury as their new head.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top