SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Siyaasiyiinta Mucaaradsan Ururka Damul Jadiid ayaa dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xoog badan ka wada magaalada Muqdisho iyo qaar katirsan gobollada dalka.
Shariif Sheekh Axmed Hoggaamiyihii hore ee dowladda Federaalka ayaa dhaq dhaqaaq ka wada xaafado dhaca waqooyi Bari ee magaalada Muqdisho.
Shariif Sheekh Axmed Hoggaamiyihii hore ee dowladda Federaalka ayaa dhaq dhaqaaq ka wada xaafado dhaca waqooyi Bari ee magaalada Muqdisho.