Breaking News: Baidoa person killed because his cousin wanted to marry woman from mogadishu clan

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
Warbixin Xasaasi ah : Muxuu galabsaday oo loo dilay marxuum Axmed Dowlo


2018920636730558568603525Screenshot_20180920-225542.png


Khamiis, September. 20, 2018 (HOL) –Waa dhacdo naxdin leh oo dhinaca kale ku tuseysa heerka uu gaarsisan yahay arinka ku saabsan heyb sooca iyo in qofka lagu faquuqo Qabiilka uu ka soo jeedo Soomaalida dhaxdeeda.

Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax [Axmed Dowlo] ayaa nafiisa ku waayay arin la xiriirta jaceyl iyo guur dhaxmaray wiil uu adeer u ahaa iyo gabar aysan isku heyb aheyn laakiin ehelkeeda u arkeen in uusan geynin Wiilka ay gaclootay ee uu guurka dhaxmaray.

Falkan oo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahan xaafadda Towfiiq ee degmada Yaashiid ayaa Axmed Dowlo waxaa weerar ku soo qaaday xili uu ku sugnaa goobtiisa shaqo ee farsamada gadiidka koox rag iyo dumar isugu jiray oo sitay Baankado iyo Basiin kuwaa oo la sheegay in ay isku heyb ahaayeen Gabadha ay is jeclaadeen wiilka uu adeerka u ahaa marxuumka.

Waxaa ay ehelada marxuum-ku sheegeen in kooxda dilka geysatay ay ka koobnaayeen Shan ruux oo saddax ka mid ah haween ahaayeen, isaga oo naftiisa ku waayay arin la xiriirta ‘’Heyb Sooc Guur’’

‘Si kadis ah ayeey u soo weerarreen marxuumka, markii uu ogaaday in isaga loo socdo waxaa uu damcay in uu guriga ka galo uu albaabka ka soo xirto, laakiin intii uusan gaarin halkii uu gabaadka ka dhigan lahaa kooxdii ayaa ku bilaawday in ay Bankaado la dhacaan, ilaa ay nafta ka qaadeen, iyaga oo markii danbe-na meydkiisa gumay ayuu yiri'' goobjooge ku sugnaa halka uu falka ka dhacay.

Ugaaska beesha uu ka soo jeedo marxuumka dhintay ayaa sheegay in arinta ku saabsan wiilka iyo gabadha is calmaday muddo dheer-ba soo jiitameysay, balse markii danbe Gabadha Adeeradeed ogolaadeen Guurka, hasse ahaatee waxaa arintaa ka biyo-diiday oo ka soo horjeestay Hooyada dhashay Gabadha oo la sheegay in ay isku heyb ahaayeen dadka dilay marxuumka Axmed Dowlo.

Somalis are so behind:farmajoyaab:
 
I know someone who was almost killed after marrying someone from this clan.
He made a big mistake and will regret it for the rest of his life :bell:
 

Oortcloud

Expert in jinn exorcism-jinni ceejiye
There is already a thread.some corrections hawoye intermarry with baido people as they have beautiful women.this guy was Madow and tried to runaway the family was bit drastic but you gotta understand the honor of the family was at stake.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top