Reer Isaaq waaye Ogadeen gabadhan Madoobe reer abdille men did this now hell has broken loose subxanallh they removed her arm and injured the other and now Reer Abdille xooging her house apparantly Resr Garoowe man “mayor of Kismayo” approved it
Mareexaan aya ku biiray dagaalka her Wagardhac cousin was killed by Madoobe seems like fighting is occuring in Farjano.
Abaay abaay xoog iyo indhoadayg maxa k dambeeya walle Reer Abdille waa loo yacay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaanyo ee xarunta KMG ee Maamulki Jubbaland ayaa sheegay in caawa uu halkaasi ka dhacay dagal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan darawiishta Maamulka jubaland
Dagaalkaan ayaa salka ku haayay sida ilo kusugan kismaanyo ay noo xaqiijiyeen muran dhul oo mudooyinkii dambe la isku haystay iyadoona Ciidamada ay markii danbe la kala safteen beelaha isku haya dhulka.
Ilaha xogtaan aan ha kelnay waxaa ay noo sheegeen in labada ciidan ee dagaalamay uu jiro khasaare soo kala gaaray daqiiqado uu dagaalkoodu socday kadibna la soo kala dhax galay.
Magaalada kismaayo ayaa Mudooyinkii danbe waxaa kusoo badanayay Is qab qabsiga dhulalka iyo iska hor imaadka ciidamada ka wada tirsan maamulka waxaana madaxda Jubbaland ay marar badan ku celceliyeen arintaan ay wax ka qaban doonaan.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.