@Kheyre what does this mean?
Daawo: Golaha ‘Badbaadada HirShabeelle’ oo Muqdisho looga dhawaaqay maanta
Muqdisho (Caasimada Online) - Gole mucaarad ku ah hoggaanka dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, waxaana caasimadda dalka ka bilowday abaabul xooggan oo ka dhanka hoggaanka maamulkaas. Odayaal dhaqan, siyaasiyiin iyo dhalinyaro ayaa ku mideysan...
www.caasimada.net
Abaay abaay Guudlaawe godkisi biyo u galen