Boycott Ethiopian airlines they assist in genocide & ethnic cleaning in Ethiopia

Caaro

I do something called "what I want"
2021 GRANDMASTER
VIP
somaalidu kama maarmayaan itobiyan airlines wlhi waad la yaabilahayd hadaad arkilaheyd waxaan addis ababa ku arkey.

Somaalida ka buuxdey airportkaas ciidey kabadnaayen. Qaar hargeysa aadeyaan, qaarna garowe, iyo mogadishu weliba.

wallahi bilahi itobiyan airlines lacagta somaali weey ka dharkeen. Waxaba kadaran employeeska waa wada xabash, mid somali kuma arkeysid. Ama shaqaalada airportka, ama flight attendantska, ama luggage carries waa wada xabash.

somaalida badankooda waa bilaa dhiig hadii runta lakahadlo.
 
Guunimo waaye
 
Start writing in only somali :samwelcome: :friendhug:
 
Caaro

I do something called "what I want"
2021 GRANDMASTER
VIP
Start writing in only somali :samwelcome: :friendhug:
Somali waxyar beey ila culustahay laakin intaan somalia joogey baan laqbsadey :wow:

qoraalka somaali xaddaa waan ku liidaa. English baa ila fuduud laakin inshallah waxaan isku deyayaa inaan somali ku badsado sspot.
 
Based

The way you write Somali is literally perfect
 
Caaro

I do something called "what I want"
2021 GRANDMASTER
VIP
The way you write Somali is literally perfect
maybe just the grammar, my vocabulary is still lacking. I was reading my cousin’s class 7 somali book and my reading speed was kind of slow. Plus there were always a couple of words here and there that I didn’t recognize.

Also, some of the bigger words Id have to read twice to get them. I probably have a grade 5 reading and writing level equivalent in Somali.
 
mr steal your naag

banu hashim and shiettt
VIP
maybe just the grammar, my vocabulary is still lacking. I was reading my cousin’s class 7 somali book and my reading speed was kind of slow. Plus there were always a couple of words here and there that I didn’t recognize.

Also, some of the bigger words Id have to read twice to get them. I probably have a grade 5 reading and writing level equivalent in Somali.
Are you born and raised backhome or are you 30+ year old?
 
Now you want to boycott? They been killing Somalis for decades. Is tigary lives more valuable then Somalis?
Somali blood are cheap nobody cares but if it's tigray maybe the international community will do something.
Somali waxyar beey ila culustahay laakin intaan somalia joogey baan laqbsadey :wow:

qoraalka somaali xaddaa waan ku liidaa. English baa ila fuduud laakin inshallah waxaan isku deyayaa inaan somali ku badsado sspot.
That's caadi more somali is needed here otherwise why call it Somalispot? English spot is a better name
 
Trending

Latest posts

Top