DEGDEG: Ugaaska guud ee beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ugaas Farax oo uu wehliyo Ugaas Cabdi Ugaas Dahir Ugaas Sheikh Xuseen ayaa ka dhagax dhigay degmada Deeka isbitaal nooca ugu weyn Itoobiya ah ee loo yaqano darajada 1-aad oo casri ah.
Xafladda kulanka waxa ka qeybgalay maamulka gobolka Libaan, kan degmada, cuqaal, siyaasiyiin, aqoonyahanno, ganacsato iyo qurbajogta deegaanka ee mashruuca taageeraysa.
Dhismaha Isbitaalkan waxa ku baxaysa ku dhawaad 5-Million oo Dollar oo ay u bixinayaan qeybaha kala duwan ee bulshada Sade ee deegaanka qaab isku tashi ah.
Isbitaalka uu ugaaasku dhagax dhigay ayaa noqonaya Isbitaalkii ugu weynaa oo laga dhiso deegaan Marreexaan iagoo maanta xarigga ka jaray Jaamacadda Islaamiga ah oo noqonaysa noocii ugu horreyay ee gobolka ah.
Caabudwaaq TV