The Midlands
VIP
He said he is advoctate who coordinates between the DONORS and all wasaaradaha. Basically the donors asked in hal meel dawlada ay kala xiriiraan oo is barbar yaac ka jiro wasaaraadaha ku shuqul kale oo mid ba gooni ula xiriirta. Waare oo aad u ag dhaw ayaa oo doortey inuu nqdo qofkaas. You see how he is busy.
"I talked to UPD source he said Kheyre, Xerow Sharif, Abdiwali gaas, Cumar Abdirashid group are behind the motion in Nairobi. Deni not directly yet they are waiting to see if Farmaajo involves in it too. He said "they expect inay iskhilaafaan marka kuma degdegayaan inay u jawaabaan oo lacag uga baxdo" waxay qaban qaabinayaan kulan xildhibaanada Nairobi ka dhaca
Kheyre iyo Xerow Sharif maxaa ka galay pm Xamse? CCC iyo Gaas aa ku shaqeysta

Wuxuu ii sheegay in Waare shaqo weyn haayo. Wasaaradaha dhan uu u qaabilsanyahay beesha caalamka oo xassan Sh weydiisatey in hal meel lagala soo xiriiro khasatan kuwa quseeya dagaalka iyo xasilinta halkii awal wasaarad kaste sida tan gudaha, gaashandhiga, amniga is barbar yaacayeen tankale safiirka mareykanka ayaa horey ka soo dhaweeyay waa nin ay yaqaanaan"
In the last half of the video 3:50

Last edited: