Beesha Macalinweyne oo soo daysay Baaburadii ay Ku xanibeen gedo

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Waxaa lafasaxay Ku Dhawaad 120 Gaari oo Nooca Xamuulka Ah oo ku Xanibnaa Afaafka hore ee Degmada luuq wada hadal dhaxmarey Maamulka Jubalaand oo wakiil ka Ahaa Xildhibaan #xussen shinow Cali Hon Shinow .oo Ah Xildhibaanka beesha Macalinweyne ku metala Jubalaand

Xildhibane, Adiga Ayaa lagaga Fadhiyaa xaquuqdii Beesha ilaa waqtigii Aad qabsatey H.E Ahmed Mohamed Islaam
 

Trending

Top