Beesha Macalinweyne oo Shir Baydhabo Ku qabtay looga hadlaayo arimaha beesha ee jubbaland.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Beesha macalin weyne ayaa waxay taageero umuujiyeen dhaqdhaqaaqa beesha siyaasiyiinteeda iyo saraakiisha ay ka bilaabeen gedo.

Sidoo kale waxay sheegeen in aanu u dulqaadan doonin dhibaatada siyaasiyan lagu haayo beesha maamulka Jubbaland.

Xildhibaan Abdulkadir uurdoox iyo Xildhibaan ismaacii iidow ayaa lagu eedeeyey in matalaadii ay beesha ka rabtey ka seexdeen waxaana loo aqoonsadey in kuraastaasi ay u gacangashey CAYAAL WEERO.
 
Top