Beauty of Waamo and Joore Jubaland

You’re insane!!!
Where is your territory in between West and Southern of kismayo including coastal areas and islands to 160KM Badhadhe and Burgaabo, even as far as close to Hosingow. Who lives there???
You are right Absame is biggest tribe in Jubaland and we are rely on each other last 100 years.
they need us and we need them.
I rather share land with Absame than Giirgiir and Haweye and madow.
 
Jasiirada Kudhaa Koonfurta kismaayo Waa Dhul Isku Darsaday Nimcooyinka Bada iyo Kuwa Berigaba. Waxaad arkaysaa Nin Lo' ku haysta Isla magaaladana Kaluumayste Ka ah.

Waa Dhul ku haboon Dalxiiska hadana aan Lahayn Adeegyada asaasiga ah. Inyar oo Isku Tashi lugu Dhisay mooyee waana magaalo weyn.
 
Waxaan Qirayaa Inay Tahay magaalada Geyiga Soomaliyeed ugu Qurux badan Waa Jasiirada ashqaraarka ah ee Kismaayo.

Waxay Leedahay Dekad Weyn oo ah Tan Sadexaad ee Ugu weyn Somaliya Dhaqaale badana Soo saarta iyo Madaar caalami ah Oo magaalada Ka Baxsan.

Waxay ku Taal Dhul Aad u cagaaran Oo Hawd ah Roobkuna Ku badanyahay Gu'iyo Jiilaal.

Vivo kisima

Somaliya Ha noolaato

 

Latest posts

Top