Bosaso Developments

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ (๐—Ÿ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ) oo uu weheliyo Duqa Degmada Boosaaso ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ช๐š๐ง๐ข ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ ayaa kormeer ku tegey kawaanka gowraca magaalada Boosaaso, Wasaaraddu iyadoo kaashanaysa Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso waxay ka shaqeynaysaa qorshihii lagu hawl gelin lahaa kawaanka magaalada Boosaaso oo si casri ah loo dhisay si bulshadu u hesho hilib caafimaad qaba oo la hubiyey sidoo kalena ay ganacsatada ugu fududaato inay hilibka u dhoofiyaan dalka dibadiisa.


283975657_390496623118688_4912903878098179042_n.jpg


284010363_390496689785348_7736004444673959533_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

I was going to do this as 'side investment'. Bring in modern technology and employees and set up a car garage in Puntland. It's already done in Garowe and Bosaso now.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Puntland ayaan ku wehelinay koormeer uu ku sameyey mashaariicda Horomarineed ee wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Puntland ay ka wado Gobolka Karkaar.

Booqashada waxaan ku taganay. Xarumaha kala ah.

1. Mashruuca Maxjarka Suuqa Iibka Xoolaha shabaarka dhowaan xariga laga jari doono.
2. Xarunta Warshadda Caanaha. Deg. Qardho.
3. Xarunta Wasaaradda ee Gobolka karkaar.
4. Dhismayaashii Hore Wasaaradda Xanaanadda Xooluhu ku lahaan jirtay Degmada. Qardho.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gudoomiyaha degmada Bosaaso Cabdiqani Axmed Ismaacil Deera-dile ayaa kormeeray dhismaha Jidka sodonka ee xaafadda Baalade kaas oo dhowaan la bilaabay in laami la saaro.

Hormarka Bosaaso ayaa ino balan ah

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Bosaso isn't that hot as they claim. 40 degrees isn't hot as long as it's 'dry heat'. Waryaa Djibouti is considered thee hottest place on 'earth' and reaches 60 degrees and you don't see them complaining or doing 'hagar bax', same with the GULF states.

Puntland already expanded the 'electricity' backbone, start cooling your homes during the day. Work-days should be 7 am to 12 PM and 4 pm to 8 Pm. We must work 8 hours a day or else our production will be less then economies that work long hours. Cooler colder climates like europe need to work long hours becuz the cold forces ppl to 'work' hard, we must take that into consideration when base-lining our economy to colder climates.

If u brought europeans to the same 'climate' as puntland, watch their productivity go down. Trust me I know how slow things are done is in hot areas of Australia.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Home repairs and upgrading is a good business idea in Puntland.


These type of expensive products will not only boost our GDP, it's a good money maker where many puntites can be involved in the resourcing/supply/delivery chain.
 

Trending

Top