Grigori Rasputin
Former Somali Minister of Mismanagement & Misinfo.
Staff Member
Wariyaha SomaliSpot
Here’s the Anthem.
Waagaa baryay, wanaagsan, wa la helay xorinamadii dhiig badan u qubtay.
Gaashaamo ilaa Shabelle barwaaqo u diyaar garoowa.
sayid Abdalla ba ku duugan dhulkan, geesi Somaliyeed.
Cadoowgeena ha jabo, reerkii kibir hayo ha go’o.
nin walboo is wiidii maxaad u qaban kartaa wadankaada. Ha ku waalan dhaanta, waxaan u baahanyahay in aad dayaxa gaarno dhaanta wax horomara ma keento. Reerkii ku waashta ha dumo.