Arrey fiiri nooh, Qowdhankaay xaw ahaay!!

Status
Not open for further replies.


Aniga iyo naag yaroo Koonfuriyad ah wixii na kala qab saday:



German Doner Kebab, ayaan cunto ka iib sanaayay,

Markaan lacagtii bixiyay ayaan dib uga baxay meeshii oo aan meel koone ah iska istaagay, anigoo dalabkaygii sugaaya.

Koonfuriyaandii: Intay soo dhaqaaday 'Aboowe adi Soomaali maa tahay?'

Aniga: 'Yaa inaadeer maxaad tidhi?'

KF: 'Waraa adi Af-Soomaali ma kasay sidoo?'

Aniga: 'Naa af-Soomaliga aad sheegayso, naasaan kasoo riday'.

KF: 'Intay yaabtay oo fahmi wayday, ayay tidhi 'Qawdhankaa xaw ahaay, xee ka wadaane?

Aniga: 'Qawdhankuna wa maxay, ma wax la cunaabaa?

KF: 'Adiga waaye nooh'... Ani maaba qawdhan fahmaayo yaab!

Aniga: 'Waar bal dal-caddan iyo nasladan eega!

KF: 'intay sii jeesatay ayay badhidii kaga siisay kun laba kun' dalabkeediina soo qaadatay.

Aniga: Koonfur iyo Waqooyi midnimo halkan ayaa ugu dhaw :damedamn:


TO BE CONTINUED.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top