Aniga iyo naag yaroo Koonfuriyad ah wixii na kala qab saday:
German Doner Kebab, ayaan cunto ka iib sanaayay,
Markaan lacagtii bixiyay ayaan dib uga baxay meeshii oo aan meel koone ah iska istaagay, anigoo dalabkaygii sugaaya.
Koonfuriyaandii: Intay soo dhaqaaday 'Aboowe adi Soomaali maa tahay?'
Aniga: 'Yaa inaadeer maxaad tidhi?'
KF: 'Waraa adi Af-Soomaali ma kasay sidoo?'
Aniga: 'Naa af-Soomaliga aad sheegayso, naasaan kasoo riday'.
KF: 'Intay yaabtay oo fahmi wayday, ayay tidhi 'Qawdhankaa xaw ahaay, xee ka wadaane?
Aniga: 'Qawdhankuna wa maxay, ma wax la cunaabaa?
KF: 'Adiga waaye nooh'... Ani maaba qawdhan fahmaayo yaab!
Aniga: 'Waar bal dal-caddan iyo nasladan eega!
KF: 'intay sii jeesatay ayay badhidii kaga siisay kun laba kun' dalabkeediina soo qaadatay.
Aniga: Koonfur iyo Waqooyi midnimo halkan ayaa ugu dhaw

TO BE CONTINUED.