Jungle
VIP
Xasan Shiikh Maxamuud oo Tariikh cusub dhigaya .
Markii ugu horraysay 16- sano kadib ayaa lafilayaa gabi ahaan in ay banneeyaan Ciidanka Amison saldhigga ay ku leeyihiin Madaxtooyada Somaaliya ( Villa Somalia).
Laga bilaabo 15- december 2023 ayeey ciidanka Amisom ee waardiyeeya Madaxtooyada iskaga bixi donaan Somaaliya, waxaana si buuxda ula wareegi doonna Amniga Madaxtooyada ciidanka Qaranka Somaaliya.
Arrintaan ayaa guul weeyn ah madaama dad badan aaminsanaayeen in ay tahay ceeb iyo Qaran jab in Halkii Somaaliya looga talinayay ay noqoto goob ay amnigeeda Ciidan Ajnabi ah sugayaan, waxa ayna sawir qaldan ka bixineysay Madax banaanida iyo qaranimada Somaaliyeed.
Xasan Shiikh bisha Diseember waxay ugu Calaamadsanaan doontaa bisha Guulaha, xilli lafilayo bishaan gudaheeda in Somaaliya laga cafiyo gabi ahaan deynta lagu leeyahaay.
Cali Aadan Muumin
SNA/ Presidential Guards will take over full security from amisom on the 15th.
This is great news. The airport and port will be next. Atmis will be gone by december 2024. The majority of them have already left my region
