GBTarmy
VIP

Askarigii u horeeyay oo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo laga helay Coronavirus
Askarigii u horreeyay oo ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa laga helay Cudurka saf mareenka ah ee Coronavirus. Sida wararku sheegayaan Askarigan ayaa u dhashay dalka Uganda, waxaana uu ka howl galayay Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho. Askarigan ayaa la sheegay in aanu muddo lix bilood ah ka bixi
