Alshabaab exposes terrorists names and clan

Reer-Bari

COMMANDER OF THE PUNTLAND DEFENCE TEAM
Damn it's so sad walahi. These kids got brainwashed. And why is their production this good. Feels like they got help from al jazeera
 
All look 20 or under, it shows you waa caruur la sirtay.

and gaaljecel have a lot of terrorists for a laangaab clan.

we gotta start clan profiling, especially raxanwayn and hawiye.
 
Can u tell me what laangaab lives from hiiraan to the lower jubbas lol :cosbyhmm:
 
Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
I will not give them views, these forces of evil thrive on attention. May god bless all their victims and provide speedy recovery to all the injured:)
 
Here are also names and qabils of top leaders in Daacish and Shabab in northern Somalia.

Sheikh Cabdulqadir Muumin
waa hoggaamiye hore al-Shabaab ee Waqooyi Bari Soomaaliya. Waxa uu oday dhaqameed u yahay beesha Cali Saleebaan, Majeerteen, Daarood waxa uu si weyn u abaabulay hoggaanka DAACISH isaga oo adeegsanaya qaab dhaqan qabiil. Inta badan saraakiishiisa waa weyn waxa ay ka soo jeedaan Cali Saleebaan/Daarood, walow uu Muumin uu isku dayey in uu ku soo daro shaqsiyaad ka soo jeeda bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya oo ay ka mid yihiin qabiilada Hawiye, kuwaas oo ku badan Al Shabaab. Muumin waxa uu haystaa laba dhalasho oo ay midi tahay UK waxa uuna ku biiray Al Shabaab 2010kii. Waxaa jirta xan sheegeysa in uu xanuunsan yahay.

Mahad Macaim Jajab (Oo Sidoo kale loo yaqaan Caaw Geele), waa hoggaamiyihii hore Dacwada ee AL-SHABAAB, waana ku xigeenka Amiirka. Sida Muumin, waxa uu ka soo jeeda Cali Saleebaan, Majeerteen/Daarood. Sida laga soo xiganayo Mareykanka oo ku daray liiska argagixisada caalamka bishii Febraayo.

2018 waxa uu ahaa mas’uul ka ahaa in uu maraakiib ka caawiyey dagaalyahanno iyo Hub Soomaaliya ka soo galay Yaman. Waxa uu ka soo goostay Al Shabaab bishii December 2015 markaas oo uu ahaa ku xigeenka dhaqaalaha AL-SHABAAB buuraha Golis. Waxa uu saldhiggiisu yahay gobolka Bari.

Cabdiraxmaan Faahiye – oo sidoo kale loo yaqaan (Axmed Aadan, Khaalid, Yacquub iyo Burane), waa Ciise Maxamuud/Majeerteen. Waxaa sidoo kale la warinayaa in uu yahay ku xigeenka Muumin. Waxa uu ka dambeeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Bosaaso ka dhacay bishii Maajo 2017. Waxa uu ka soo jeeda Dishiishe, Daarood.

Abuu Yusuuf, sidoo kale waa Majeerteen/Daarood waana muwaadin Mareykan ah, waxa uu qaabilsan yahay arrimaha dibedda.

Cabdixakiim Dhuqub, waxa uu hore u ahaa macallin School iyo hoggaamiye Al Shabaab oo gobolka Bari ah. Waxa uu ahaa isku xiraya Al Shabaab iyo koox si gaar ah dagaal yahanada u soo daabusha ilaa iyo 2014/2015. Waa jufada Ismaaciil Cali, Cali Saleebaan, Majeerteen/Daarood waana Ina adeerka Muumin. Dhuqub waa madaxa arrimaha siyaasadda ee DAACISH.

Xamse Farey waa madaxa Dacwada, waxa uuna ka bedelay Mahad Macallin. Waa Majeerteen/Daarood.

– Macallin Bashiir oo sidoo kale loo yaqaan (Cabdullaah Buur) waa Majeerteen/Daarood waxaana sidoo kale la wariyey in uu ahaa madaxa Dacwada ee ISIS.

-Cabdiqani Luqmaan waa madaxa hawlgaladda Militariga. Waa midkood Cali Saleebaan ama Leelkase.

Abu Xafsa waa Gaaljecel/Hawiyewaana ku xigeenka Luqmaan. Waxaa da’diisa lagu qiyaasaa 30 jir waxa uuna xubin ka ahaa Al Shabaab-ta gobolka Hiiraan. Waxaa ka qabaa in uu yahay diiwaan galiyaha dagaal yahanada Koonfurta Soomaaliya oo uu kala shaqeeyo in loo yaqaan Jabal.

Fahad Aboole
waa Ogaadeen/Darood waana madaxa saadka ISIS.

Xamsa waa abaanduule ciidan, waa Xawaadle/Hawiye.

Jacfar Dabashan waa abaanduule Ciidan. Waa Cismaan Maxamuud/Majeerteen/Daarood.

Cabdirashiid oo loo yaqaan sidoo kale (Mukhtaar), waa madaxa haynta hubka waxa uuna xiriir la leeyahay kooxaha sida sharcu daradda ah ku soo galiya ee ka shaqeeya gobolka Waqooyi Barri (Cauluula iyo Qandala). Waxaa sidoo kale la aaminsan yahay in uu madax u yahay amniyaadka (Waaxda sirdoonka iyo mukhaabaraadka).

-Xubnaha kale ee muhiimka ah waxaa ka mid ah Cabdiwali Maxamed Aw Yusuf “Walah” Waa Jifida Ismaaciil Cali, Cali Saleebaan/Majeerteen/Daarood; Abshir Maxamuud Mire Maxamuud oo sidoo kale loo yaqaan (Abshir Gardheere); Jaamac Ismaaciil Said Saalax oo sidoo kale loo yaqaan (Jaamac Dheere);Axmed Cumar Cali “Beerdhagax” (Waxaa looga shakinsan yaahy in uu hubka keeno); Cabdiraxmaan Yusuf Maxamuud Aadan; iyo Maxamed Bile Gash Yuusuf.

https://www.garoweonline.com/so/new...-al-shabaab-oo-ku-dagaalamay-duleedka-qandala
https://raaso24.com/xogta-qarsoon-m...malia-ka-dagaalama-iyo-deegaanada-ey-joogaan/
 
Despicable.

Imagine being proud of killing innocent people. Wallahi, these young men are lost souls. Lost both the dunya and the Akhira.

Reminder for those who want to insult innocent people. These are individuals and they shall be judged as such on the day of judgment. If Allah SWT judges people as individuals separate from their families, clans and fellow countrymen why cant you?
 
FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Here are also names and qabils of top leaders in Daacish and Shabab in northern Somalia.

Sheikh Cabdulqadir Muumin
waa hoggaamiye hore al-Shabaab ee Waqooyi Bari Soomaaliya. Waxa uu oday dhaqameed u yahay beesha Cali Saleebaan, Majeerteen, Daarood waxa uu si weyn u abaabulay hoggaanka DAACISH isaga oo adeegsanaya qaab dhaqan qabiil. Inta badan saraakiishiisa waa weyn waxa ay ka soo jeedaan Cali Saleebaan/Daarood, walow uu Muumin uu isku dayey in uu ku soo daro shaqsiyaad ka soo jeeda bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya oo ay ka mid yihiin qabiilada Hawiye, kuwaas oo ku badan Al Shabaab. Muumin waxa uu haystaa laba dhalasho oo ay midi tahay UK waxa uuna ku biiray Al Shabaab 2010kii. Waxaa jirta xan sheegeysa in uu xanuunsan yahay.

Mahad Macaim Jajab (Oo Sidoo kale loo yaqaan Caaw Geele), waa hoggaamiyihii hore Dacwada ee AL-SHABAAB, waana ku xigeenka Amiirka. Sida Muumin, waxa uu ka soo jeeda Cali Saleebaan, Majeerteen/Daarood. Sida laga soo xiganayo Mareykanka oo ku daray liiska argagixisada caalamka bishii Febraayo.

2018 waxa uu ahaa mas’uul ka ahaa in uu maraakiib ka caawiyey dagaalyahanno iyo Hub Soomaaliya ka soo galay Yaman. Waxa uu ka soo goostay Al Shabaab bishii December 2015 markaas oo uu ahaa ku xigeenka dhaqaalaha AL-SHABAAB buuraha Golis. Waxa uu saldhiggiisu yahay gobolka Bari.

Cabdiraxmaan Faahiye – oo sidoo kale loo yaqaan (Axmed Aadan, Khaalid, Yacquub iyo Burane), waa Ciise Maxamuud/Majeerteen. Waxaa sidoo kale la warinayaa in uu yahay ku xigeenka Muumin. Waxa uu ka dambeeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Bosaaso ka dhacay bishii Maajo 2017. Waxa uu ka soo jeeda Dishiishe, Daarood.

Abuu Yusuuf, sidoo kale waa Majeerteen/Daarood waana muwaadin Mareykan ah, waxa uu qaabilsan yahay arrimaha dibedda.

Cabdixakiim Dhuqub, waxa uu hore u ahaa macallin School iyo hoggaamiye Al Shabaab oo gobolka Bari ah. Waxa uu ahaa isku xiraya Al Shabaab iyo koox si gaar ah dagaal yahanada u soo daabusha ilaa iyo 2014/2015. Waa jufada Ismaaciil Cali, Cali Saleebaan, Majeerteen/Daarood waana Ina adeerka Muumin. Dhuqub waa madaxa arrimaha siyaasadda ee DAACISH.

Xamse Farey waa madaxa Dacwada, waxa uuna ka bedelay Mahad Macallin. Waa Majeerteen/Daarood.

– Macallin Bashiir oo sidoo kale loo yaqaan (Cabdullaah Buur) waa Majeerteen/Daarood waxaana sidoo kale la wariyey in uu ahaa madaxa Dacwada ee ISIS.

-Cabdiqani Luqmaan waa madaxa hawlgaladda Militariga. Waa midkood Cali Saleebaan ama Leelkase.

Abu Xafsa waa Gaaljecel/Hawiyewaana ku xigeenka Luqmaan. Waxaa da’diisa lagu qiyaasaa 30 jir waxa uuna xubin ka ahaa Al Shabaab-ta gobolka Hiiraan. Waxaa ka qabaa in uu yahay diiwaan galiyaha dagaal yahanada Koonfurta Soomaaliya oo uu kala shaqeeyo in loo yaqaan Jabal.

Fahad Aboole
waa Ogaadeen/Darood waana madaxa saadka ISIS.

Xamsa waa abaanduule ciidan, waa Xawaadle/Hawiye.

Jacfar Dabashan waa abaanduule Ciidan. Waa Cismaan Maxamuud/Majeerteen/Daarood.

Cabdirashiid oo loo yaqaan sidoo kale (Mukhtaar), waa madaxa haynta hubka waxa uuna xiriir la leeyahay kooxaha sida sharcu daradda ah ku soo galiya ee ka shaqeeya gobolka Waqooyi Barri (Cauluula iyo Qandala). Waxaa sidoo kale la aaminsan yahay in uu madax u yahay amniyaadka (Waaxda sirdoonka iyo mukhaabaraadka).

-Xubnaha kale ee muhiimka ah waxaa ka mid ah Cabdiwali Maxamed Aw Yusuf “Walah” Waa Jifida Ismaaciil Cali, Cali Saleebaan/Majeerteen/Daarood; Abshir Maxamuud Mire Maxamuud oo sidoo kale loo yaqaan (Abshir Gardheere); Jaamac Ismaaciil Said Saalax oo sidoo kale loo yaqaan (Jaamac Dheere);Axmed Cumar Cali “Beerdhagax” (Waxaa looga shakinsan yaahy in uu hubka keeno); Cabdiraxmaan Yusuf Maxamuud Aadan; iyo Maxamed Bile Gash Yuusuf.

https://www.garoweonline.com/so/new...-al-shabaab-oo-ku-dagaalamay-duleedka-qandala
https://raaso24.com/xogta-qarsoon-m...malia-ka-dagaalama-iyo-deegaanada-ey-joogaan/
So we are (MJ) the reason that your home village shit place to live,right?
 
Lmao you saw MX and your cousins in there and decided to link this?
 
Damn it's so sad walahi. These kids got brainwashed. And why is their production this good. Feels like they got help from al jazeera
They have the latest cameras and equipment im very sure Qatar plays part here, I saw some pics of them blowing up a military vehicle in lower shabelle I was thinking AS might start vlogging soon lool

Poverty is what al shabab use to recruit and indoctrinate teenagers.

This is sad to watch
not just poverty but injustice, they take advantage of marginalized clans a lot of the times.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
All look 20 or under, it shows you waa caruur la sirtay.

and gaaljecel have a lot of terrorists for a laangaab clan.

we gotta start clan profiling, especially raxanwayn and hawiye.

That's what they want the world be it our enemies or friends, to have this 20 year old generation to be the next generation of 60 year old, sidasi ayaa loo gumaysan kara marka Somalia, just wait till the old one die. But I am preparing since I have access to the old 'culture' and also western mentality and frameworks they use. I can combine both while ensuring our culture remains STRONGER then ever not WEAKER and have anyone come to us and brainwash us into following them. I fear when those kids 20 year old start to become 60 year olds. I am in my early 30s so I am wiser. It's up to us the 30 year old to sit down and form diaspora western world committee to ensure those 10 years behind us never ever rule somalia untill we build a strong framework they must work under.
 
Top