
Sawirro: Shabaab oo caleemo saaray suldaan Mudulood ah
Kismaayo (Caasimada Online) - Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay Suldaan cusub ugu caano-shubtay beesha Muddulood ee gobolada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya, sida ay shaacisay warbaahintooda. Saraakiisha Shabaab ayaa soo qaban qaabiyay munaasibad heer sarre ah oo lagu caleemo saarayey...
