to Godaax Baare
Wasiirka ayaa qaliin ku galay dalkaas Turkiga, waxaana la sheegay in laga qalay Carabka,
Xog: GOODAX oo xaalad caafimaad u jooga Turkiga iyo qalliin lagu sameeyey
Istanbul (Caasimada Online) - Wasiirkii hore ee Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa la sheegay inuu ka xanuunsanayo dalka Turkiga. Wasiirka ayaa qaliin ku galay dalkaas Turkiga, waxaana la sheegay in laga qalay Carabka, sida ay noo...
www.caasimada.net