Alhamdulilah a year has passed in wich Al Khawarij were defeated but no political progress

Caawo oo kale sanad ka hor aad aan u faraxsanaa ilaahay markuu na dhaafiyay khawaarijtii siyaasada 5nta sano naga qasaarisay Farmaaj iyo Fahad inkastoon wax horumar siyaasad dhicin waa guul weyn in Khawaarijtii dalka inta badan laga saarey sanadka soo socdana KG iyo JL ilaahay isbadal siyaasadeed hana tuso.

Saaxiibkey Sanka wali meesha maxaad ka heesaa 🤣🤣



Screenshot_20230516-011510.jpg
 

Trending

Latest posts

Top