And we have people on here who think 1M1V will happen and arms embargo will be lifted.
www.caasimada.net

Shabaab oo la wareegtay deegaan ku yaalla galbeedka Beledweyne
Beledweyne (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay xubnaha Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka dhacay galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, kaas oo khasaare dhaliyay. Taliye Maxamed Salaad oo kamid ah saraakiisha...
