The Midlands
VIP
This guy has no confidence every time deletes his posts war niyahow cabsida iska yaree caadi iska dhig

Qofku markuu marxuum yahay wanaagiisa bas baa la sheegaa maaha inaan taageero ama necbahay laakin intuu noolyahay waxaan rabaan ku sheegi. AUN ninkaas qarixii ismiidaaminta uu ku dhaawacmey jidkaana looga galay markii la qaadey ama askartiisii aa baabuurkiisa ka caratey ama waa la gubay Al khawaarij ayaa soo deendoonta xogtiisa.