Agaasumaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Juba Ali Nuur iyo Agaasimaha Wakaalada Biyaha Puntland Mohamed Abdulkadir iyo wafti ay hogaaminayaan oo ku suggan Magaalada Bayla ayaa Galabta la kulmay Waxgaradka iyo Shacabka Banadar Bayla. Masuuliyiintaan ka socday Puntland iyo shacabka ayaa ka wada-hadlay baahiyaha jirra, Kuwa hadda muhiimka ah in waxa la qabto iyo Qorshayaasha horumarineed ee ay Dawladdu waoo.