The Midlands
VIP
What can tell you this? They have been paid by Farmaajo. The mooryaan Farmaajo orphans are posting said "Ciyaal weeradii waa la garaacay" 

Qurbajoog Farmaajo orphans badan aa ka Xawaadle ahaan noo neceb maxaad hiiraan Shabaab uga saarteen ورب الكعبة
Ayaga iyo Xawaadlaha islama hadlaan waa coloobeen . Waxay u arkaan in amnigii Farmaajo ku fashilmay dalka lagu soo celiyay saasna Hassan Sh uu ku guuleystey.
Xamar waxaa loo diidayaa intaas aminga yar. Shabakadii Shabaab dekada hubka kala soo degi jirtey xiligii Farmaajo ayaa hada la qabqabtey iyo ganacsato badan oo hawiye oo la shaqeysa
Intaas ayaa dhibaysa Al Shabaab enabler Farmaajo لعنة الله عليه

Last edited: