After our boys defected from empty east M Shabelle they asked for a new 450 of them to get a guarantor before arming them!

Ciyaal waaradii Waqooyiga Xamar markey meel saareen waa nagu waasheen ciidamadii hiiraan dhan loo tabsbarayay waa leexsadeen waayoo kuwooda ayaa ciyaal weerada shuroko la ah laguma kalsoona . Maalin dhaweed markey ciidamada ka goosteen shabeelada dhexe waxay ka hadleen qoryo ay la fakadeen ayagoo al shababaab ku wareejiyay hub culus iyo beebeeeyaal bal caqligaas fiiri Al alshbaab ay ku hubeeyeen hub ku filan 2 sano markaasey qori ka hadlayaan

Xamar waxaa ka dhacay wax cajib ah. 450 askar xawaadle oo tababar ka soo noqdey baa la dhahay xildhibaan keensada idin damaanta inaan guutooyinkiina la joogeysaan 🤣🤣

Col Cali Dhuux iyo Xildhibaan Cabdi Malik ayaa damaantey .




 
Top