After Kenya Quality Control rejects a ship full of sugar from Brazil, gues where the ship heads too?

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Mogadidshu

Muqdisho (Caasimada Online) – Markab siday sokor dhan 40,000 oo Tan oo loo diiday in uu kudejiyo Sokortaas dekedda Mombasa ee dalka Kenya dabayaaqadii sanadkii 2018, ayaa todobaadkan kusoo xirtay dekedda Muqdisho isaga oo dejinaya Sokortii ay Kenya amartay in lagu celiyo waddanka Brazil oo ay Sokortu asal ahaan katimid.

Amarka dib u celinta Markabka siday Sokorta ayaa soo baxay kaddib markii xafiiska hubinta tayada Badeecooyinka ee Kenya (Kenya Bureau of Standards (Kebs) uu diiday in Sokortaasi gasho Kenya sabab la xiriirta dhinaca tayada iyo Bedqabka tayada oo liitay. Xafiiska ayaa kuwargeliyey shirkadda Darasa Investment Limited in ay dib u celiso Markabka sida Sokorta islamarkaana ay aan lagu dejin Karin Dekedda Mombasa.

Hay’ado kala duwan oo ay kamid yihiin maamulka canshuuraha Kenya, Maamulka dekedaha Kenya, ciidanka Badda ee Kenya iyo adeegga sirdoonka Qaranka Kenya ayaa isku raacay in Sokortani aanay tayo iyo bedqab ahaanba geli Karin Kenya.

Markabka MV Iron Lady ayaa ka goostay dekedda Mombasa ee Kenya kaddib markii xafiiska hubinta tayada Badeecooyinka ee Kenya uu qaatay go’aanka Sokorta dib loogu celinaya Brazil, balse xiriir dhexmaray ganacsatada iska leh sokortan iyo siyaasiyiin kusugan Muqdisho ayaa fududeeyey in Sokorta laga dejiyo Muqdisho.

Ilo ku dhow dekedda Muqdisho ayaa sheegay in markabku kusoo xirtay dekedda Muqdisho kaddib markii loo diiday in uu Sokorta ku dejiyo dekadda Momobasa, waxa ay ilahan xaqiijiyeen in dejinta Sokorta uu sido Markabkaasi ay ka billaabay dekedda Muqdisho, waxaana suuragal ah in Sokortani ay gasho Suuqyada haddii ay ganacsatada wadataa ku guuleystaan in ay maraan hay’adda hubinta tayada ee dekedda Muqdisho.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com

:susp:

the dumping ground of the world for all foods expired:tocry:
 
Raid Bakara market before they start exporting sugar to other regions :jcoleno:
 
Shaolin23

Seeker of knowledge and truth

Somalia is a dumpster fire not fit fir human habitation :ohhhdamn:
 
images

images

images

images
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top