bidenkulaha
GalYare
Gaari looga shakiyay inuu qarax sido oo gudaha u galay madaxtooyada Villa Somalia
Muqdisho (Caasimada Online) –War goor dhow naga soo gaaray xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in gaari uu watay wiil la dhashay marwada koowaad Seynab Macallin looga shakiyay inuu qarax sido, laguna celiyey albaabka. Gaarigaan ayaa markii uu gelayay iridka Villa Somalia, gaar ahaan kontoroolka...
www.caasimada.net