A Denied History - Migurtenia

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
m9c8c5.jpg

See this is proof we should've just been another kingdom, we were 'migurtenia' it was a separate deal to the rest of Somalia who were ITALO-SOMALIA. Our citizens would've written in osmaniyah script, been majerteni citizenship, what a terrible mistake. We would've become like the omani sultanates but in this osmani sultanates. The rest would be history and only the south would be stuck with each other and their mess as we would be building railways, dams, roads, etc
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
We need to find out what the real problem between the south and puntland is and it'd deep deep in history, we can't expect an indepedent kingdom and mogadishu a colony to be friends, they will never see each other as friends but as separate entities oo mamul uu gaar ah haysteen oo dawlada iyo calamka la hadli jiray. It's very rooted in history our conflict with mogadishu, pre-colonial history.

Wa in xaqiiq loo hadla, talyaniga anaga heeshish gaar ah bay nala galeen dee, iyaguna koonfurtana waa la gabsaday, ma jirin heeshish oo wax lala heeshiyo ma oolin, waxay meesha ka saareen sultan barqasah oo fadhigisu oman ahaa kadib wixi isaga hos imadi jiray wuu la wareegay.

Puntland and Somalia need a special deal to acknowledge our vastly different histories. Since the civil war started, the world always defined somalia as three zones sida gumaystuhu uu arki jiray. North-east, North-west, and South. Its always been like that hadi aan been laysu sheegaynin. Even among somalis they call it BARIGA the EASTERN SIDE of Somalis. Somalis are 4 sides. South-North-West-East. West is ogaden, north harti/isaaq, east majerten, south hawiye iyo rahanwayn iyo darod
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@nine I am not a federalist untill I see koonfurta oo fiyow oo wax lagu darsan karo sidi waagi 1929ki, illa taas dhacdo waxan dhib uu baraya umadeena historygooda gaarka ahaa si loo yagyeelo puntland independence movement. Waxaan ku biiray fekerka labad ee puntland ka jira oo ah gooni isu taag.

anagu wax waxan isku darsanay marki kingdomkeenu burburay oo 1929. We were never near you assholes in mogadishu oo waxan ku nimi heeshiskeena gaarka ahaa
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Tarikh bay ku jira in 1929 the eastern kingdom joined Italian Somalia, before then we had an arrangement that was far superior and independent

Boqor Osman deal

rThrw.jpg

Here the keenadiid sultanates brings him and his hawiye subjects to mogadishu

tumblr_m9jrg0jVux1qill6po1_1280.jpg

@Sheikh @nine @Dues Ex Machete HADAD ILLAHI KA BAQAYSANE. HAMAR NOOMA TALIN JIRIN ILLA AANU ANAGA AQBALNO WIXI LAYSKU DARSAN KARO
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wa runtisa muse bihi markay iyagu is-haajiyan hamartu, markas baan wax la hadli karna, till then majerten must exercise complete and separate independence sidi waagi hore ay ahan jirtay. Dealki 1929 waa in dhib loo radiya oo la kaydiya raggow, anagu shaqo kuma lahayn koonfurtasi weligeen, anagu deal iyo heeshish gaar ah baanu lahayn weligeen
 
m9c8c5.jpg

See this is proof we should've just been another kingdom, we were 'migurtenia' it was a separate deal to the rest of Somalia who were ITALO-SOMALIA. Our citizens would've written in osmaniyah script, been majerteni citizenship, what a terrible mistake. We would've become like the omani sultanates but in this osmani sultanates. The rest would be history and only the south would be stuck with each other and their mess as we would be building railways, dams, roads, etc
Obama-frustrated.jpg
a-sad-woman-looking-out-of-the-window.jpg
 
Attachments

  • download (2).jpeg
    download (2).jpeg
    5.7 KB · Views: 82

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dagaal ba ka dhacay labadan raggood sidu abahay ii sheegay

Boqor Osman

rThrw.jpg

Keenadiid

tumblr_m9jrg0jVux1qill6po1_1280.jpg

Keenadiid ayaa rabay in la burburiyo boqortoyadi halka ka jiray oo uu ka cabsi gabay inusan ka talin karin markas buu la yimi mashurca somali wayn iyo somali radinteeda si halka looga saaro boqortoyadi meesha ka jiray oo aanu hamar is arki jirin oo talyaniga si gaar ah loo hadli jiray sida eritrea oo kale. Tarikhda waa inaad ka baratan abahina iyo awoowyashina si aad uu fahamtan waxaa somalia isku hayso. Hadu keenadiid iyo sheekadisa dhicin majertenia sultanates baa soo bixi laha sida omani sultanates wuxuna ka baqayay waa taa.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
People like to lump majerten into koonfur talyani sheekadu taa ka wayn adeer. 1929 baan soo galnay anagu officially ah oo waxaa keenay arimo anaga noo gaar ah na haystay waagaas between keenadiid and boqor osman lakin waxan ku soo galnay waa heeshish, iyo hadan somalia racayno waa inay imaata heeshish na qanciso, anagu iskama biri karno hamar sxb, sheekadu saa uma dhicin. Before majerten arrived in hamar ma waxaa ka jiray dhaqdhaq siyasadeed war dushooda ayaa la mari jiray, madafacker bastarka ah. Anaga dad ka dhignay waxani waxana mashrucnai watay KEENADIID waa in isaga iyo beeshishu lala hiisaabtama.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Isma waydisan miyaa maxaa loo weeraray boqorki waaga ka talin jiray majertenia? hadee waxaa soo dirsaday keenadiid oo qa'in ahaa oo rabay in meeshasi laga waayo boqortoyo oo kadibna mashrucisa yar ee somalinimo ah uu isagu dhaxaltoyo 'gaar' ah samaysto waana sababta ay carurtisa ay 'no 1 ka noqdeen' somalia iyo syl iyo dawladihi kacanka ahaa. Waa sheeko osman mahmoud dhex taal waa in arimahani beeshenu ka hadasha iyo colaada dhex tagan bah yacqoub iyo bah dir illa manta waa jira sxb waxana saldhig uu ahaa waxay ku kaceen waagaas.

Waa ka sababta aan uu taageero boqortoyada saxda ah ee boqor osman oo caqli fog lahaa in hamar waxba loogu darsan oo la noqda sultanate gooni ah sida omani sultanates, manta mandiqada waxaa ka jiri lahaa region la yirahdo majertenia oo boqor osman iyo dynastykisa 'dhaxaltoyo' ay ka talin lahayeen at 'figurehead level' sida boqorada engriska oo arimo dhaqan ah ama full government capacity sida oman ay tahay illa manta. Waana ayaan daro wixi keenadiid hos-tagi jiray la xusayo oo aan la xusaynin boqor osman iyo dhaxaltoyadisa waana sidu rabay in magacisa iyo tarikhdisa laga waayay geyiga somaliyeed.

In aan boqor osman laga xusin somalia soo ma arag? xitaa markay syl jogtay lama soo hadal qadi jirin, qorsho wayn bay wateen raggasi SYL samayay oo ka timid keenadiid iyo dhaxaltoyadisa. King Osman was a puntland independence movement type, he wanted nothing to do with somalis and become similar to omani sultanates. It was keenadiid who brought this shit to go and create kingdom among hawiyes and then link to hawiye and create somali-wayn nationalism.
 
Dnt wrry saxb jiilkeenaan dambe ayaa boqorka saxda iyo dastuurka saxda oo ah hartiland ku dhaqmo. The formation of the rekindled movement for the kingdom of waligood magaraaniya by mudane cabdi yusuf in 1978 is when the sultanate rose from the ashes. Stattus quoa is in our favor adeer:federalism, the ghetto state of centralist south,the pl and majeerteen first mentality of our people, farmajo doesnt have a siad barre reign he'll go in 3years. Hell even if he did dadka dalka u dirirey ayaa joogo oo nool oo dhalinyar ah. Our future is bright.
 
I just want to know the proper somali history, not when history starts when you like. They always start history at 1960 soo ma arag, waxaa la raba 'dynastyki' syl iyo carurtisa keenadiid dhaxaltoyo laga dhigo oo la abuuro sheeko gaar ah waana aragta way burburtay, haram bay ahayd. Bah yacqoub waxaa mudug dejiyay waa og yihine, weji iyo sumcad kuma gaban bariga manta. Xitaa omar mahmudki ayaaba wax jiro uu arkine, maba la soo hadal qaado. Dhibka iyaga keenay they were like that b00n sade in our history wanting to do something with hawiye iyo shirkad la samaysto with aborigines like SYL. Its a failed policy and it doesn't work hawiye have a history that is different and cannot change because of one man or clan in puntland.

Centralismka aan manta la dagalanayo waxaa baray SYL iyo keenadiid, it was his policy in la si wado si puntland ay noqoto bahalo galeen ah oo aan la xasusan tarikhda saxda ah iyo dhaxaltoyada ah, xitaa boqorki hamar ayaa lagu xiray si sumcada laga riddo. Soo ma arag sharmarke bay keensadan hawiyuhu hadee waa awoowahooda oo tarikhdooda ba halka bilabma iyo SYL.

Tarikhda saxda ah waa marki bari iyo koonfur wax isku darsadeen oo la maray dhinaca burburinta boqortoyda baargaal xitaa marki la burburiya heeshish baanu ku xirnay soo galitankeenu. Tarikhda ha lagu kaydiyo puntland oo yaan sharmarke iyo keenadiid tarikhda somalia laga bilabin and as you can seee dadka hos tagi jiray hobyo illa dhusomareeb waa kuwa ugu bahalo galeenka dalka, kingdomkisa khayr kama soo bixin, bahalo ayaa ka soo baxay. Halka kingdomka saxda ah waa aragta hada puntland siday tahay
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Libaaxseendheer hada heeshishka puntland waa mid ku saabsan harti oo dhan oo dasturka ay ku qoran tahay, waa laga hadlay miyanu ku noqona mudug-nugal-bari iyo saldanadeena horey oo gooni uu samaysana dal noo gaar ah anago ka duulayno 1929 iyo heeshishki bari iyo koonfur isku raceen siday ku doodan isaaq 1960ka kadibna la codsado in-la samaysto 'emirate' amd saldanad sida oman ka jira manta. Wala diiday dad badan ba nagu dhex jiro oo somalinimadu 'dhab' ka tahay sxb oo raba inay somali kuligood wax noqdan oo aan la noqon jazirad yar sida jabuti oo sidi la doono lagu samayn karo. @Bohol and his clan are also somali-wayn believers and there is many like that in our clan they got the upper hand tho in puntland and not in somaliland.

Markasi baan samaysanay puntland iyo waa heeshish la sal-balaariyay oo harti waqoyi loo yeedhay inay ka soo qab-galan mamul ku saabsan radinta dawlad somaliyeed oo wax kale ay isku raci karan aanan jirin ka baxsan 'somali radinteeda' ma garatay? waana sababta aysan la heeshin karin isaaq oo ku saabsan SNM iyo beeshooda gaarka ah.
 
I just want to know the proper somali history, not when history starts when you like. They always start history at 1960 soo ma arag, waxaa la raba 'dynastyki' syl iyo carurtisa keenadiid dhaxaltoyo laga dhigo oo la abuuro sheeko gaar ah waana aragta way burburtay, haram bay ahayd. Bah yacqoub waxaa mudug dejiyay waa og yihine, weji iyo sumcad kuma gaban bariga manta. Xitaa omar mahmudki ayaaba wax jiro uu arkine, maba la soo hadal qaado. Dhibka iyaga keenay they were like that b00n sade in our history wanting to do something with hawiye iyo shirkad la samaysto with aborigines like SYL. Its a failed policy and it doesn't work hawiye have a history that is different and cannot change because of one man or clan in puntland.

Centralismka aan manta la dagalanayo waxaa baray SYL iyo keenadiid, it was his policy in la si wado si puntland ay noqoto bahalo galeen ah oo aan la xasusan tarikhda saxda ah iyo dhaxaltoyada ah, xitaa boqorki hamar ayaa lagu xiray si sumcada laga riddo. Soo ma arag sharmarke bay keensadan hawiyuhu hadee waa awoowahooda oo tarikhdooda ba halka bilabma iyo SYL.

Tarikhda saxda ah waa marki bari iyo koonfur wax isku darsadeen oo la maray dhinaca burburinta boqortoyda baargaal xitaa marki la burburiya heeshish baanu ku xirnay soo galitankeenu. Tarikhda ha lagu kaydiyo puntland oo yaan sharmarke iyo keenadiid tarikhda somalia laga bilabin and as you can seee dadka hos tagi jiray hobyo illa dhusomareeb waa kuwa ugu bahalo galeenka dalka, kingdomkisa khayr kama soo bixin, bahalo ayaa ka soo baxay. Halka kingdomka saxda ah waa aragta hada puntland siday tahay
Laandheeraad tahay sii wad hoosha. Waa wajib ku saaran dushaada hadaad mj tahay inaad taariikhda faafisid oo keysidid oo af iyo adin ku difaacdid puntland. You enlightened me for one cuz i always wandered why others always hating. Look at the brightside we snatched from the market the greatest civilation in the horn of africa, Puntland.our forefathers and these others isku meelba kama fakiraan. We are forever the hormuud.
 
Anyways sheekadu waa dhamatay hada oo dasturka ayaa ku qoran siyasadeena inay tahay 'federal' iyo somalia midnimadeeda, lakin garabkasi inay keliya ka jirtay shirka puntland waa qalada waa in la xusa all dhinaca siyaasada ka jiray waagaas wayna ku jireen dad badan in puntland ay samaysato independence. Anyways dadka waaga joggay waxay fahmeen somalida dhibateedu waa qabil ileen qabil ayaa loo burburay looma burburin tarikhda horey iyo siday ahan jirtay. Waxana laysku racay in qabil kasto ishagaajiyo kadib la wada hadlo. Do I agree? yes salka dhibatada somaliyeed waa qabiil weeye, dawadisa waa inay noqoto nidaam loo samayo qabilada markeedi horey oo ay iyagu heeshiyan.
 
Last edited:
Anyways sheekadu waa dhamatay hada oo dasturka ayaa ku qoran siyasadeena inay tahay 'federal' iyo somalia midnimadeeda, lakin garabkasi inay keliya ka jirtay shirka puntland waa qalada waa in la xusa all dhinaca siyaasada ka jiray waagaas wayna ku jireen dad badan in puntland ay samaysato independence.
The idea is not far from peoples mind and mouth. I was around many highup oficials recently in garowe they were talkin about full autonomy. Its just one big f*ck up on fdrl gv part to push the boulder over the edge. Its a fucking theatre of empty threats and zero power. Granted wllhi pl would be so powerful as a soverng nation.Imagine if pl became automous,but mjs and theyre feed the children mentality get in the way
 
Ras

It's all so tiresome
VIP
Would be a blessing if Puntland secedes.

We won't help you defend against the Boogeyman nextdoor and your cousins in Galkayo.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Would be a blessing if Puntland secedes.

We won't help you defend against the Boogeyman nextdoor and your cousins in Galkayo.

I doubt it will because it will cause fractures inside puntland. Waa lagu heeshiyay midnimada somaliyeed waa lama tabtan ah, ninka tabtana wa nin radinayo inay umada is disho, even though i disagree sometimes but you have to respect the wishes of the people waxay ku heeshiyeen. Meeshu ma aha jamhad yar oo qol isku soo xirtay oo somaliland ku dhawaqday kadibna qori caradisa ku hirgelisay. Puntland waa beelo hubaysan oo jamhad ahaa oo isku timi oo siyasad guud samaystay, waxad tahay loser weligeed kama dhicin somalia beelo jamhad ahaa oo mamul samaystan oo siyasadooda midayan.

Hartigu waxay ku heeshiyeen in federal la ahaado iyo midnimada somaliyeed lama tabtan ah. Wax kale naga dhaxayo run ahanti aan taasi ahayn ma jirto iyo si somali loo muujiyo inay harti diyaar yihin, waxaa laysku heeshiyay in aan anagu isjeclano oo somali tusino inay dhab naga tahay siyasada dee. Puntland waxan ku jecel ahay ma aha dad 'siyasad' ku sheegayo, iyaga isku dhaqayo waxay sheegayan si ay indhagu marqati ku noqoto oo aysan ahayn af keliya
 
Anyways sheekadu waa dhamatay hada oo dasturka ayaa ku qoran siyasadeena inay tahay 'federal' iyo somalia midnimadeeda, lakin garabkasi inay keliya ka jirtay shirka puntland waa qalada waa in la xusa all dhinaca siyaasada ka jiray waagaas wayna ku jireen dad badan in puntland ay samaysato independence. Anyways dadka waaga joggay waxay fahmeen somalida dhibateedu waa qabil ileen qabil ayaa loo burburay looma burburin tarikhda horey iyo siday ahan jirtay. Waxana laysku racay in qabil kasto ishagaajiyo kadib la wada hadlo. Do I agree? yes salka dhibatada somaliyeed waa qabiil weeye, dawadisa waa inay noqoto nidaam loo samayo qabilada markeedi horey oo ay iyagu heeshiyan.
hartiland is a good cutoff. wrsn and dhulo are good folk and non aboriginal minded. Its more than possible to build a dynasty withthem. The sl dhulo relationship was unfortunate timing on cabdullahi yusufs part and the mud job has fellthrough. Dhulos are overwhelmingly pro pl. And sl clans them selves are civilwarring as we speak history is in the making.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top